Siyaasiyiin Caan ah oo sameestay Madal cusub soona saaray Bayaan wadajir ah

Siyaasiyiin caan ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Puntland ayaa sameestay madal cusub oo ay ku mideesan yihiin, si ay meesha uga saaraan doorashada soo socota ee Puntland Madaxweyne Siciid Deni. Xubnaha siyaasiyiinta ah ee sameestay madasha cusub ayaa waxaa ku jira kuwa xilal sar sare kasoo qabtay dowladda federaalka iyo siyaasiyiin kale, xubnahana ayaana … Continue reading Siyaasiyiin Caan ah oo sameestay Madal cusub soona saaray Bayaan wadajir ah